Wamaxay whatsppgb
Whatsppgb wa modded ama copy laga bixiyey whtspka caadiga ah ,kaaso hormarin balaraan laga sameyey si u helo services Ka sareeyo Kan caadiga ah .
Sidaas daradeed whatsppGb kama Heli doontid playstorka .
Side kuso degsada whtasppGb xagena laga hela?
Whatsppgb waxa laga hela chrome ama opera mini ama fox star ,Samsung store galaxy iyo meel walbo wax lagalaso dago . Wa ina mid xasuusnata whatsppgb kaliya waxa isticmaali Karo Android phone users . Hadaba Hadi aad tahay Android users halkan kalaso deg last version : http://alexmods.com/down/gbwhatsapp-pro
Hadaba farqi nuuce u dhaxeyo whstapka caadiga iyo midka Gbka ah?
Xaqiqdi farqi weyn aya u dhaxeyo labada whatspp sidan hore uso sheegay whtasppkaGbka Aya Ka horeyo midka caadiga ah ,dhanka qolfoofta guud iyo muqaal ahaanba .
Whtsppka caadiga sawirka qofka friends kaga lama dagi kartid Iska dhaafe stutas balse midkan Gbka wa mid u ag basaasiye weyn sida la dagista sawirada , iyo stutaska muqaalo iyo sawir ba sidokle qofka isagoon ogaanin Ayad eegi karta sawrikisa ama muqaalkiisa (Hide whatspp view stutas) ina forward Ka badin kartid ina group si qarsodi Ku Gali kartid ogana Bixi kartid.
Sidokle whtspka Aya Ku ogal inaad stutaska galisid muqaal gaaray 30 ilbriqsi balse whtasppgbka Aya Ku ogalanayo ina settings Ka saxdid oo aad muqaalkaga gaarsisid mudo 7 daqiqo Hadaba aan uso daa dago cashirkdena manta o ahaa .
Side whatspp stutaska lo dheereya 7 daqiqo
Sida hore idinkugu sheegay whatspp Ka Aya ogol in mudo 30 ilbriqsi muqaal gaarayo aad galisid whastppka Balse cashirkan Ayan kugu sharaxaya sida u galin karto ama ogu dhigan karto muqaalka stutaskaga mid gaaro 7 ilbriqsi.
Hadaba aan raacno tilaaboyinkan hoose.
Tilabada kowaad Ku dhufo mesha ee Ku qorantahy sadaxda dhibcood waxa kuso bixi doonta sida hoose
Kadib waxad Ku dhufaneysa mesha ee Ku qorantahy GB settings.
Waxa kuso bixi doonta sawirka hoose
Kadib waxad Ku dhufaneysa Home screen setting .
Waxa kuso Bixi doonta sawirkan hoose
Kadib waxad Ku dhufaneysa mesha ee Ku qorantahy stutas . Waxa kuso Bixi doonta sawirkan hoose
Hadaba mesha ee ku qorantahy 5 minutes stutas ayad Ku dhufaneysa oo aad enable dhaheysa, hada way xirantahy marka furtid sida hoose kaga muuqato cml ayey noqoneysa.
Hadaba marka enable dhahdhidh wad kaso baxeysa waxana toos u aadeysa whastppkaga stutaska waxad awood uleedhahay inaad galiso muuqaal gaarayo 7 daqiqo , adu si kale kuma fahmtide ee hees dhan ayad galin karta muqaalkaga .
Hadaba cashirkdena manta intaas ayu Ku egyahay wixi talo iyo sual BA waxad kuso gudbin karta fikirkaga saliimka ah qeybta comments hoose . .
insha'Allah sualihina waxan kagaso jawabi doona maqaalada xiga.
Mahadsanidiin .