ASC sida aad lasocotaan whatspPGB ka sadax bil ba mar ayu update cusub so saara , hadaba whatsppkan ee Gbka sida aad la socotaan waxay sameyeen qaburo kutaqsuusay programmka kuwaaso jabsaday ama copy gareyeen whatspka caadiga , waxayna ka dhigan whtasppGB ka mid ka wanaagsan kana hormarsan whatsppka caadiga ah ee shirkada mata leedahay.
SHAN UPDATE OO MUHIM AH WHATSGB 2023
Hadaba suasha is weydiska mudan aya ah maxa whatsppGB loga heli karin playstorka .
sidan hore idinkuguso sheegay whastppGB wa mid cracking ama copy logaso sameyey whatssp ka caadiga ee leedahay shirkada mata . whtasspGb malaha shirkad sharciyeeysan ee loguso aado sidaas darteed whtsppgb kamaso muuqan karo ama diwaaan kama heli karo playstore ka sababo warqad sharci la'aan owgeed.
Hadaba whatsppGB waxa laga hela chrome ka ,firfox,opera mini iyo hadba browerser walbo oo aad telkaga ku isticmaashid .
hadi u hore kugu jire marku whtsppkGB ka ka dhaco waxay kuso dirayaan link aad kuso dajisan kartid .
hadaba linkan kaso dajiso hada isticmaalin.
https://uplinks.co/premium/dl-gb-wa-pro
aan uso daadegno mowduuceen manta o ah shan waxybood oo muhim ah oo whatsppkGB ka iska badalay bishan aan kujirno ee tarikh 6.
Hadab adeegan wuxu ka ciwaanaya in aad massage dirto walibo aad u dirto dhowr qof adigo offline ah , tusaale waxa jeclaan lahyd ina qof u dirto massage sideed sac habeenimo oo aad qofkaaas kaga codsaneysid inu kuso kiciyo sideed sac habeenimo , waxa macqul ah inu qofka iska ilaawo sidaas darteed waxa tageysa qeybta massage shceduler kdibna waxad kudhufaneysa mesha calamada balaasta ah ama kudarda ah ,kadib waxad dooranysa qofka aad rabte inaad fariinta u dirto waxad kudhafaneysa mesha ee ku qorantahay tap to select , qofki aad rabtay ayad so xulaneysa kadib date iyo time ka waxad galineysa tarikhda iyo wakhtiga rabte inaad fariinta dirto .tusaale date 10/3/2023 time 2am oo ah sideed sac habeenimo. kadib ogu dambeyn waxaad qoreysa fariinta aad rabte inaad dirto kadib calamada tick ta ama saxda ayaad ku dhafaneysa . sidaaas waxaad ku dirte fariintada hada wad iska seexan karta .
2: OPTION TO HIDE CAMERA
Hada whatsppka waxaad awooda inaad iska qarisid gabi ahaan ba camerada waxad ku dhufaneysa whtsppgb settting kdib waxad tageysa mods>home screen>header .
Waxad tageysa settting ka kadib waxaad kudhufaneysa mesha ee ku qorntahy avatar kadib waxad kudhafaneysa mesha ee ku qorantahy create you avatar kadib nashaqadeyso oo doro midibka jeclaan lahyd inu avetorkaga noqdo kdib next dheh kadib dooro nin iyo naag midka aad jeclaaan lahyd avetorkaga inu noqdo kdib done dheh .
waxaad awooooda inaad si badashid sida kolorka timaha iyo wajiga ba.
Hadaba option kan wuxu ka ciwaanaya inaay gacanta kaga dhacdho adigo og ama ogeyn qoraal. sawir ama muqaal ba inu si shil ah stutaska u saarmo.
hadaba side oga hortagi karta , waxaad tageysa GBsetting kadib waxaad tageeysa Home screen kadib hoos waxad kudhufaneysa mesha ee ku qorantahy " Confirm before sending a stutas "
hadaba shanta aan idinla wadaagay wa kuwa ogu muhimsan sidokle waxajiro optiono kalo muhim ah oo ay kamidyihin inaad FaB cutter iska xiri kartid ,proxy setting , inaad stutaska ka eegi kartid page info ka iyo kuwo badan.
Hadaba waxaa sual mudan in la is weydiyo update ka xigo wuxu u noqon karo .
xaqiiqdi whtsppgb wa mid sahlaayo waxyabo badan mowqifkiisana yahay inu dhibatooyin iyo baahiyo bdn xaliyo . hadaba waxa la filaaya inu fududeyo lamaanaha inay wadaagi garaan whastppwebka iyago kalo ayu midba midkale la socon kara whatsppkisa qofka fariimaha uso diro ,qofku wacay .
hadaba arinkaan aya la filaayo inu effect weyn sameyn doono laamano badana ku kala tagi karaan .
muqaal ahaan kaso daawo chanelkyga Aqoon tech
Rate this article
Loading...




