Join Our Telegram Channel Contact Us Join Now!

Nuucyada kombuyutarada (Types of Computers?

computer Ka wuxu u kala baxa Todobo nuuc ee Kala ah Desktop computer, laptop computer, Tablet, smartphones,server , mainframe iyo super computer

 kombuyutarka wuxu u kala baxa Todobo  nuuc o Kala duwan kuwaaso lagu Kala saaro habke cabirkooda , nashqadooda, awooda isticmaalkoda dhanka dabka,kiciska iyo xawaaraha isticmaalka.


hadaba kombuyutarada waxa sido kale lo Kala saari Kara sida lo isticmaalo . 


nuucyada ee u Kala baxaan waxay Kala yihin sida.


1: Desktop computer (ama kombuyutarada miska)

kani wa kombuyutar logu talagalay in lagu isticmaalo miiska ama shey mar walbo meel yaala aan la qaad qaadin . kombuyutarada Desktop Ka WA Ka awood sareyaan kuwa kale . badana waxa lagu isticmaala o laga hela xafiisyada iyo guriga . 


wa ina mid xasuusnata Desktop computer lama qadqadi Karo .



2: laptop computers (kombuyutarada gacan Ku qaadka)

kani wa kombuyutar yar kaaso gacan Ku qaad ah.

wu Ku yaryahy desktop computer xawaaro ahaan iyo maskax ahaan ba sidokale Wu Ka fududyahy , waxana lo qaadan Karo goob walbo .


Halkan ka Akhriso nuucyada laptopka u kala baxo

3: Tablet computer 

kani wa kombuyutar gacan Ku qaad ah o yar kaso kushaqeyo shaashad dareen tatabasho leh waxana logu talagalay in lagu isticmaalo Faraha ama gacan Ku tatabasho dhanka screen Ka ah .

 

muuq ahaan iyo maskax ahaanba wa Ka yaryahy laptop computer Ka .



4: Telephonada casriga (Smartphones)

telephone Ka wuxu kamid yahy kombuyutarada ogu yaryar ee logu isticmaal Ka badanyahy , wuxu leeyahay keyd, muqaal saare ,muqaal duube,cod saare iyo cod duube , wuxuna awooda in lo isticmaalo internetka iyo cawinta application.



5: Server computers

kani wa computer awood sare leh kuwaaso caawiyo kombuyutarada kale si u ogu martigaliyo mareegyada sida websiteyada iyo macluumaadyo Kala duwan .




6 Mainframe computers 

kani wa kombuyutar said u weyn awood sare na leh kaaso ee isticmaalo kombaniyada wa weyn iyo hay'adaha si logu kediyo loguna so saaro maclumaad aad u saareyso .



7: Supercomputer

kani wa kombuyutar Ka ogu weyn computerada oguna awooda sare , waxana lo isticmaalo in lagu fuliyo howla aad u Culus sida so saarista maclumaad la xariri cilmi seyniska .




halkaas waxa inogu eg cashirkeena manta ee ahaa habke u Kala baxaan kombuyutarada.

wixi sual ah qeybta comments Ka wad nogu Reebi karta .


Rate this article

Loading...

Post a Comment

Cookies Consent

This website uses cookies to ensure you get the best experience on our website.

Cookies Policy

We employ the use of cookies. By accessing Lantro UI, you agreed to use cookies in agreement with the Lantro UI's Privacy Policy.

Most interactive websites use cookies to let us retrieve the user’s details for each visit. Cookies are used by our website to enable the functionality of certain areas to make it easier for people visiting our website. Some of our affiliate/advertising partners may also use cookies.